orange-cake

Orange Cake

This zesty orange drizzle cake is easy and delicious just good on its own or with a warm cup of tea in the afternoon. 

orangecake

Orange Cake
Print
Ingredients
  1. 1 cup all purpose flour
  2. 1 teaspoon baking powder
  3. 1/2 cup oil
  4. 3 eggs
  5. 3/4 cup sugar
  6. pinch of salt
  7. 2 tablespoons fresh orange juice
  8. 2 teaspoons orange zest
Orange Glaze
  1. 1/2 cup powdered sugar
  2. 2 Tbs orange Juice
  3. 1 tsp orange zest
Instructions
  1. Heat the oven 350f, 180c or gas mark 4. Grease a loaf-pan.
  2. In a bowl mix together the flour, baking powder and salt. set aside.
  3. In another bowl beat the eggs until doubled in size.
  4. Add the sugar, zest and the oil beat until it creamy.
  5. Add the flour and mix until incorporated don't over mix.
  6. Put the mixture in to the greased baking pan.
  7. Bake for 40 minutes or until a tester comes out clean.
  8. To make the orange glaze
  9. Mix all the ingredients and drizzle over the top of the warm cake.
Mysomalifood https://www.mysomalifood.com/
Keeg Liin Macaan
Print
Waxa loo baahanyahay
  1. 1 koob daqiiqda cad
  2. 3/4 koob sonkor
  3. 1/2 koob saliid
  4. 3 beed
  5. 2 malqaacadood liinmacaan
  6. 1 malqaacadyar biking boodhar
  7. milix-yar
  8. diirka-liinta oo si khafiif ah laxoqay
Sonkorta dusha lagaga shubaayo
  1. 1/2 sonkorta daqiiqda
  2. 2 malqaacadood oo liin macaan
  3. 1 malqaacad yar oo liinta diirkeeda
Habka loo samaynaayo
  1. Daqiiqda iyo, biking booderka weelkushubo, iyo milixda, dhinac iska dhig.
  2. Beedka mashiinka ku qas, ilaa uu labanlaabmayo.
  3. Sonkorta ku dar, iyo liinta, liinta-diirkeeda, iyo saliida.
  4. Dabadeed iskuwada qas ilaa inta uu xumbaynayo.
  5. Daqiiqda weelka aynu ku shubanay soo qaado oo u naaqus mashiinka aad ha u qasin ee inyar uun baa ladoonaya si ay iskugumilmaan.
  6. Hadii aadloo qaso keegu wuu adkaanayaa.
  7. weelkii ofinka lagu galinaayay soo qaado oo saliid-yar ku dhoob daqiiqyarna dusha kagashub oo iswada gaadhsii.
  8. Ofinka sii shido oo gaadhsii xaraarada 350/180 amaba gaasta no:4 Ilaa 40 daqiiqadood, ayuu ku bislaanayaa amaba marka mindi dhexda lagaliyo waa in ay iyadoo nadiif ah ka soo baxdaa.
  9. Isku qas alaabta dusha ku qoran ee dusha lagaga shubaayo.
  10. Dabadeed dusha kagashub.
Mysomalifood https://www.mysomalifood.com/
Tags: No tags

6 Responses

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *