Bidingaalka maydh oo laba u jeex, saliid mari oo weelka lagugalinaayo ofinka dulsaar dhinaca jeexan.
Ilaa 40 mirir ku daa ofinka ama ilaa inta uu bislaanayo oo uu jilcaayo.
Markuu bislaado qabooji.
Mashiinka kurid oo ridiq, bidingaalka oo diirka aad ka reebtay, saliida , milix,filfisha iyo liinta.
Aad ha uwada ridqin, in uu yar kuuskuus naado ayaa ladoonayaa.
Talaagada kurid si uu u qaboobo.
Kamasarada dusha kaga daadi oo kucun roodhida khubusta.