Go Back
Print

Cadriyad iyo Bariis

Ingredients

Waxa loo baahanyahay

  • 2 koob bariiska basmatiga
  • 3 koob biyo
  • 1 koob cardiyad
  • 1 basal yar oo lagoogooyay
  • 4 malqaacadood saliid

Instructions

Habka loo samaynaayo

  • Bariiska maydh oo biyo ku radi ilaa 30 mirir.
  • Jajabi cadriyada, maqli dabka saar oo laba malqaacadood oo saliid ah
  • ku shub oo shiil ilaa inta ay kalarkeedu isbadalayo, yaanay
  • kaaguban yara walaaq.
  • Disdi 2 malqaacadood oo saliid ah ku shiil basasha adigoo
  • isticmaalaya dab dhexdhexaad ah oo yara shaaxidi.
  • Bariiska biyahay ka miir oo ku dul shub basasha, yarawalaaq
  • oo biyaha ku dulshub, milixda u qiyaas, karkari ilaa 10 mirir.
  • Cadriyada ku dulshub kadib dabool oo kari ilaa ay
  • bariiska iyo cadriyadu ay bislaanayaan.
  • Hadii aad u baahato biyo dheeraad ah kudulshub.