ofinka sii shid oo gee 350f ama 180c
weelka aad keega ku samaynaysid
badhar yar mari ama saliid
Badharka iyo sonkorta is ku qas ilaa saddex daqiiqadood
Beed ka ku dar marba xabad.
Daqiiqda iyo milixda ku dar oo walaaq.
Ku shub qooshka weelkii aad diyaarisay.
Ofinka geli oo ku daa 50 ilaa 60 daqiiqadood.
mindi ama qoriyar oo dhuuban dhexda keega
ku mud oo eeg inuu bislaaday, hadii ay wax soo raaci waaraan
mindida wuu bislaaday ee qabooji.
Dabadeed ka saar weelka oo bilaydh kale ku wareeji.