Madiibad duqada, basasha, xawaashka, milixda iyo kamasarada isku walaaq.
Xabadbeed ah oo qasan kuduldar oo sifiican isugu walaaq.
Dabool oo talaagada yaragali ilaa saacad.
Kubado yaryar ka dhig adigoo labada gacmood isticmaalaaya.
Maqli dab dhex dhexaad ah oo inyar oo saliid ah aad kushubtay labada dhinac u shiil.