Weelka ofinka lagu gelinayo badhar ama saliid mari.
qiyaastiisi waa 33cm x 22cm.
Ofinka sii shid u qiyaas xaraarada adoo gaadhsiinaya: 350f ama 180c.
Madiibad soo qaado kushub daqiiqda, sonkorta, qumbaha iyo bikinboodhaha.
Ku dul shub vanilaha, beedka, badharka iyo caanaha dabadeed iku walaaq.
Weelkii ofinka ee aad diyaarisay soo qaad oo ku dulshub.
Ofinka geli oo kudaa ilaa 30 - 35 daqiiqadood ama ilaa inta uu dusha ka shaaxidaayo.