Go Back
Print

Maraq Baamiye

Ingredients

Waxa loo baahanyahay

  • 2 malqaacadood saliid
  • 1 koob basal la googooyay
  • 3 xabo toon la googooyay
  • 500 gram baamiye
  • 6 koob oo biyo ah ama maraq
  • 1/4 koob kamasaro
  • milix iyo filfil
  • 1 liindhanaan

Instructions

Habka loo samaynaayo

  • Disdi dabka saar oo saliida kushub, basasha iyo toonta ku xigsii oo walaaq ilaa 5 daqiiqadood.
  • Kadib Baamiyaha iyo basalbaarta ku dar oo walaaq.
  • Biyaha ama maraq ku shub, liindhanaanta, milixda iyo filfisha ku dar oo karkari .
  • Kadib dabka naaqus oo kudaa ilaa 30 daqiiqadood.
  • Kamasarada ku dar oo walaaq.
  • Dabadeed mashiinka ku shiid.