Go Back
Print

Muus iyo Ciir

Ingredients

Waxa loo baahanyahay

  • 1 Muus la googooyay
  • 1 malqaacad sonkor ama malab
  • 2 koob ciir ama butter milk
  • baraf hadii aad rabto

Instructions

Habka loo samaynaayo

  • Jaaga waxlagu qaso soo qaado ku wada shub dabadeed kuqas alaabta dusha ku qoran oo dhan.
  • Jaaga ama Koobabka wax lagu cabo kushub.