Alaabta dusha ku qoran oo dhan ayaad weel godan ku shubaysaa dabadeed isku xash.
Aadna ha ugu dheeraanin markaad xashayso.
Dabool oo ilaa labaatan mirir sug.
Kadib daqiiqda aad xashtay soo qaado oo yara xash wax yar si ay iskugu dubo dhacdo.
Hadaba ku lawax qoriga oo kadhig 23cm x 48cm qiyaa ahaan.
Saliida dabka saar u shiil quraaca adigoo dabkagu dhexdhexaad yahay.