Disdi dabkasaar caanaha iyo biyaha kushub.
Markay kululaadan ee ay karkaraan caanaha iyo biyuhu
kushub qamadida iyo hadhuudhkaa adigoo walaaqaya si aynay u
guntamin.
Dabka ka naaqus, walaaq ilaa intuu bislaanayo, hadii
aad biyo ama caano u baahato waad ku darikartaa.
Walaaq inta uu bislaanayo.
Markaad cunaysid kudarso caano, malab, ama sonkor badhar
dusha ka ga daadi qolofolka.