Go Back
Print
Recipe Image
Smaller
Normal
Larger
Print
Sidee loo kariyaa Garowga
Ingredients
1
grow
3
koob biyo
milix
Instructions
Habka loo samaynaayo
Biyo ku radi garowga (8-12 sacadood)
Biyaha ka miir
Disdi baya iyo garowga ku kar kari
Markuu karo dabka ka naaqus oo kudaa ilaa saacad
biyo dheeraad ah hadii uu u baahdo ku dar.
Markuu jilco Milix yar ku dar.