Creamy hot farina makes a wonderful breakfast, if you want to take a break from oatmeal this is a great alternative.
Print
Boorash farina lagasameeyay
Ingredients
Waxa loo baahanyahay
- 3 koob caano
- 1/2 koob farina
- sonkor iyo malab
- badhar
- milix yar
Instructions
Habka loo samaynaayo
- Disdi dabka saar caanaha kushub.
- Markay kululaadaan ee ay karkaraan kushub farinada
- Dabkana ka naaqus sifiican u walaaq, ilaa intuu adkaanayo.
- biyo ama caano ku dar hadii uu kaa adkaado inyar oo milixa kudar.
- Markaad cunaysid, caano, badhar, sonkor ama malab kudarso.



Hi
Just came across your wonderful website, is farina normal bur cad?
Hi Paola, you can find farina in Middle Eastern Stores, it can be replaced with semolina if you can’t find it.