Go Back
Print

Boorash farina lagasameeyay

Ingredients

Waxa loo baahanyahay

  • 3 koob caano
  • 1/2 koob farina
  • sonkor iyo malab
  • badhar
  • milix yar

Instructions

Habka loo samaynaayo

  • Disdi dabka saar caanaha kushub.
  • Markay kululaadaan ee ay karkaraan kushub farinada
  • Dabkana ka naaqus sifiican u walaaq, ilaa intuu adkaanayo.
  • biyo ama caano ku dar hadii uu kaa adkaado inyar oo milixa kudar.
  • Markaad cunaysid, caano, badhar, sonkor ama malab kudarso.