Go Back
Print

Khudrad

Ingredients

Waxa loo baahanyahay

  • 2 dabacase
  • 2 baradho
  • jeex kaabash ah
  • 1 kuusada huruuda ah
  • 1 kuusada akhtarka ah
  • Milix iyo filfil

Instructions

Habka loosamaynaayo

  • Khudrada dusha ku qoran jarjar ama ku yar yaree adigoo isticmaalaya (grater) halkan taabo si aad u aragtid.
  • Maqliga aan ku dhagin cuntada in yar oo saliid ah kushub dabadeed khudrada kolba midkurid si a y u shaaxidaan adigoo kabilaabaya kabshka, baradhada, dabacasaha iyo kuusada.
  • Yara walaaq oo milix iyo filfil ku dar.
  • Dabool oo dabka kayar naaqus kari ilaa inta ay khudradu jilcayso