It is best to use fresh mix of vegetable that are in season you can change and add what ever vegetable you like. This will be a healthy side dish to add to your meal.
Print
Khudrad
Ingredients
Waxa loo baahanyahay
- 2 dabacase
- 2 baradho
- jeex kaabash ah
- 1 kuusada huruuda ah
- 1 kuusada akhtarka ah
- Milix iyo filfil
Instructions
Habka loosamaynaayo
- Khudrada dusha ku qoran jarjar ama ku yar yaree adigoo isticmaalaya (grater) halkan taabo si aad u aragtid.
- Maqliga aan ku dhagin cuntada in yar oo saliid ah kushub dabadeed khudrada kolba midkurid si a y u shaaxidaan adigoo kabilaabaya kabshka, baradhada, dabacasaha iyo kuusada.
- Yara walaaq oo milix iyo filfil ku dar.
- Dabool oo dabka kayar naaqus kari ilaa inta ay khudradu jilcayso




Assalaamu 3laykum. I tried this today and my husband and I both loved it. Shukran
Many thanks for taking the time to comment JazzakaAllah
Tonight I Am going 2 cook This health Food woooooow.