Go Back
Print

Roodhida yaryar ee jilicsan

Ingredients

Waxa loo baahanyahay

  • 4 1/2 koob daqiiq
  • 3 malqaacadood malab
  • 1 1/2 malqaacad yar milix
  • 5 malqaacadood saliid saytuun olive oil
  • 1 maqaacad yiist yeast
  • Daqiiq iyo saliid dheeraad ah oo loobaahanyahay marka laxashayo

Instructions

Habka loo samaynaayo

  • Yiista iyo 1/4 (rubuc) koob biyo aha isku walaaq yara dhig
  • 5 mirir.
  • Kadib soo qaado Weel ama madiibad weyn oo aad ku xashto
  • dhaqiiqda. Daqiiqda, malabka, milixda, saliida, caanaha iyo yiista
  • kuwada shub oo walaaq badadeed xash oo marka hore way
  • isku dhaqdhagi laakiin markaad xashtid ayuu kabi'i doonaa.
  • Inyar oo daqiiqa kudar hadii uu kaa jilco, hadii uu adkaadana
  • biyo yar kudar.
  • Daqiiqdu waa in ay jilicsanaataa, hadhow markaa roodhida
  • ayaa noqonaysa roodhi khafiif ah oo jilicsan.
  • Dabool oo meel dhig si ay ufaxdo ilaa saacad saacad iyo badh
  • waa in ay is laba laabtaa, kolba kii soo horeeya.
  • Kadib u qaybi daqiiqda 12 xabadood.
  • Sidii kubada oo kale uyara xash markaa, weel balaadhan
  • soo qaado oo kuwadarid. Meel yara kulul dhig oo sug ilaa saacad inta ay faxayaan.
  • Ofinka sii diiri oo ka dhig 425f ama 220c
  • Waxay qaadanaysaa ilaa 20 mirir markaad aragto oo ay dusha
  • kashaaxido kasaar ofinka oo yara daa ilaa ay qaboobayso.