Home made yeast raised soft buns, warm and straight out of the oven, butter them for breakfast or eat with soups or salads.


- Print
Roodhida yaryar ee jilicsan
Ingredients
Waxa loo baahanyahay
- 4 1/2 koob daqiiq
- 3 malqaacadood malab
- 1 1/2 malqaacad yar milix
- 5 malqaacadood saliid saytuun olive oil
- 1 maqaacad yiist yeast
- Daqiiq iyo saliid dheeraad ah oo loobaahanyahay marka laxashayo
Instructions
Habka loo samaynaayo
- Yiista iyo 1/4 (rubuc) koob biyo aha isku walaaq yara dhig
- 5 mirir.
- Kadib soo qaado Weel ama madiibad weyn oo aad ku xashto
- dhaqiiqda. Daqiiqda, malabka, milixda, saliida, caanaha iyo yiista
- kuwada shub oo walaaq badadeed xash oo marka hore way
- isku dhaqdhagi laakiin markaad xashtid ayuu kabi'i doonaa.
- Inyar oo daqiiqa kudar hadii uu kaa jilco, hadii uu adkaadana
- biyo yar kudar.
- Daqiiqdu waa in ay jilicsanaataa, hadhow markaa roodhida
- ayaa noqonaysa roodhi khafiif ah oo jilicsan.
- Dabool oo meel dhig si ay ufaxdo ilaa saacad saacad iyo badh
- waa in ay is laba laabtaa, kolba kii soo horeeya.
- Kadib u qaybi daqiiqda 12 xabadood.
- Sidii kubada oo kale uyara xash markaa, weel balaadhan
- soo qaado oo kuwadarid. Meel yara kulul dhig oo sug ilaa saacad inta ay faxayaan.
- Ofinka sii diiri oo ka dhig 425f ama 220c
- Waxay qaadanaysaa ilaa 20 mirir markaad aragto oo ay dusha
- kashaaxido kasaar ofinka oo yara daa ilaa ay qaboobayso.


