weel godan ama madiibad soo qaado kushub daqiiqda saliida iyo milixda
Biyaha markaliya hakushubin ee aad yar kolba kushub inyar oo
biyo ah deedna xash daqiiqda ilaa 5 mirir si ay u jilicdo.
Dabool oo sug ilaa 20 - 30 mirir.
Daqiiqdii laxashay soo qaado u qaybi 12 xabadood. Xabad
soo qaado lawax ka dhig ilaa 20cm, dabadeed laba uqaybi.
Mid sooqaado oo sida loo laablaabayo ka eego sawirka, adigoo
gacanta ku soo qaadaya u laab sidii sadexgees oo kale.
biyo ama daqiiqyar oo biyo lagu walaaqay mari si ay ikugu
dhagto. Malqaacad kaluuna ku buuxi.
Dusha sare soo laab markaad biyo ama daqiiq marisid.
markaad sidaa u wada laabtid.
Saliida dabka saar oo dabdhexdhexaad ku shiil ilaa inta
u shaaxidaayo.