Daqiiqdii xashnayd soo qaado 12 u qaybi.
Mid soo qaado lawax oo ka dhig qiyaas ahaan ilaa 8inch ama 20cm.
Laba u qaybi oo mindiyar ku jeex.
Adiga oo tusaalaha sawirka ka eegaya sida loo laabayo.
Jeex gacanta ku soo qaado oo iskulaab adigoo kadhigaya sadex gees biyo
yar ku laab si ay daqiiqdu isu qabsato (ama biyo iyo daqiia
inta aad iskuwalaaq oo mari)
Malqaacad digaaga dhexda u geli aad ha u buuxinin. Daboolka
mari biyo ama daqiiqda oo ku soo laab oo iskudhaji.
Weelka aad ofinka ku gelinaysay soo qaado oo kolba duldhig.
Ofinka oo kululee oo ka dhig ilaa 350f/180c.
Kudaa ilaa intuu shaaxidaayo 30-40 mirir.